{
	"@metadata": {
		"authors": [
			"AhmedG612"
		]
	},
	"wbqc-constraintreport": "Warbixinta xaddidaadaha",
	"wbqc-desc": "Waxay hubisaa xaddidaadaha ku saabsan walxaha iyo sifooyinka labadaba, waxayna ku soo bandhigtaa natiijooyinka bog gaar ah",
	"wbqc-constraintreport-explanation-part-one": "Boggan gaarka ahi wuxuu sameeyaa hubinta xaddidaadaha ee hay'ad kasta oo aad rabto. Hay'adaha waxaa laga soo qaadaa nidaamka tooska ah, sidaas darteed xadgudub kasta oo xaddidaad ah oo aad halkaas ku saxdo isla markiiba waa laga saari doonaa liiskan.",
	"wbqc-constraintreport-explanation-part-two": "Xaddidaadaha waxaa laga turjumaa bayaannada ku yaal sifooyinka mar kasta oo bayaannadaas la tafatiro, badanaa dhowr daqiiqo gudahood.",
	"wbqc-constraintreport-form-section": "Hubi xaddidaadaha hay'adda",
	"wbqc-constraintreport-form-submit-label": "Hubi",
	"wbqc-constraintreport-form-entityid-label": "Aqoonsiga hay'adda:",
	"wbqc-constraintreport-form-entityid-placeholder": "Qxx ama Pxx",
	"wbqc-constraintreport-result-headline": "Natiijada",
	"wbqc-constraintreport-invalid-entity-id": "Aqoonsiga hay'adda ma aha mid sax ah.",
	"wbqc-constraintreport-not-existent-entity": "Hay'addu ma jirto.",
	"wbqc-constraintreport-empty-result": "Ma jiraan wax xaddidaad ah oo lagu qeexay hay'addan.",
	"wbqc-constraintreport-status-violation": "Xadgudub",
	"wbqc-constraintreport-status-compliance": "U hoggaansanaanta",
	"wbqc-constraintreport-status-exception": "Ka reebitaan",
	"wbqc-constraintreport-status-todo": "Todo",
	"wbqc-constraintreport-status-bad-parameters": "Halbeegyo xun",
	"wbqc-constraintreport-status-deprecated": "La joojiyay isticmaalkeeda",
	"wbqc-constraintreport-status-warning": "Digniin",
	"wbqc-constraintreport-status-suggestion": "Talooyin",
	"wbqc-constraintreport-status-not-in-scope": "Kuma jiro xadka shaqada",
	"wbqc-constraintreport-result-table-header-status": "Xaaladda",
	"wbqc-constraintreport-result-table-header-property": "Hanti",
	"wbqc-constraintreport-result-table-header-message": "Farriin",
	"wbqc-constraintreport-result-table-header-constraint": "Xaddidaad",
	"wbqc-constraintreport-result-link-to-claim": "Ugu dub sheegashada",
	"wbqc-constraintreport-result-link-to-constraint": "ugu dub xaddidaadda",
	"wbqc-constraintreport-no-parameter": "midna",
	"wbqc-issue-heading": "Arrinta",
	"wbqc-issues-short": "Arrimaha",
	"wbqc-issues-long": "Bayaankani wuxuu leeyahay dhibaatooyin qaar.",
	"wbqc-potentialissue-heading": "Dhibaato suurtagal ah",
	"wbqc-potentialissues-short": "Dhibaatooyin suurtagal ah",
	"wbqc-potentialissues-long": "Bayaankani wuxuu leeyahay dhibaatooyin suurtagal ah.",
	"wbqc-suggestion-heading": "Talooyin",
	"wbqc-suggestions-short": "Talooyin",
	"wbqc-suggestions-long": "Waxaa jira talooyin lagu hagaajin karo bayaankan.",
	"wbqc-badparameters-short": "Halbeegyo xun",
	"wbqc-badparameters-long": "Bayaanka xaddidaaddan wuxuu leeyahay halbeegyo aan sax ahayn.",
	"wbqc-parameterissue-heading": "Arrin horumarsan",
	"wbqc-parameterissues-short": "Arrimaha horumarsan",
	"wbqc-parameterissues-long": "Dhibaatooyinkani waxay la xiriiraan qeexitaanka xaddidaadda ee ku jira sifada, mana aha bayaankan.",
	"wbqc-constrainttypehelp-short": "Caawin",
	"wbqc-constrainttypehelp-long": "Bogga caawinta ee noocan xaddidaadda ah",
	"wbqc-constraintdiscuss-short": "Ka wada hadal",
	"wbqc-constraintdiscuss-long": "Bogga doodda ee ku saabsan xaddidaaddan",
	"wbqc-cached-generic": "Natiijadan waa kaydsan tahay waxaana laga yaabaa inaysan ahayn mid cusub.",
	"wbqc-cached-minutes": "Natiijadan waa kaydsan tahay waxaana laga yaabaa inay duugowday ilaa {{PLURAL:$1|1=hal daqiiqo|$1&nbsp;daqiiqadood}}.",
	"wbqc-cached-hours": "Natiijadan waa kaydsan tahay waxaana laga yaabaa inay duugowday ilaa {{PLURAL:$1|1=hal saac|$1&nbsp;saacadood}}.",
	"wbqc-cached-days": "Natiijadan waa kaydsan tahay waxaana laga yaabaa inay duugowday ilaa {{PLURAL:$1|1=hal maalin|$1&nbsp;maalmood}}.",
	"wbqc-dataValueType-wikibase-entityid": "Aqoonsiga hay'adda",
	"wbqc-violation-header-parameters": "Halbeegga:",
	"wbqc-violations-group": "Xaddidaadaha",
	"wbqc-violation-message": "Hubinta xaddidaaddu waxay muujisay xadgudub. Fadlan guji astaanta si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.",
	"wbqc-violation-message-not-yet-implemented": "Sababo farsamo awgood, hubinta xaddidaadda \"$1\" weli lama hirgelin.",
	"wbqc-violation-message-security-reason": "Sababo amni awgood, suurtagal ma aha in hadda la hubiyo xaddidaadda \"$1\". Waxaan ka shaqaynaynaa xal.",
	"wbqc-violation-message-value-needed-of-type": "Sifooyinka leh xaddidaadda \"$1\" waa inay lahaadaan qiimayaal nooca \"$2\" ah.",
	"wbqc-violation-message-value-needed-of-types-2": "Sifooyinka leh xaddidaadda \"$1\" waa inay lahaadaan qiimayaal nooca \"$2\" ama \"$3\" ah.",
	"wbqc-violation-message-parameter-needed": "Sifooyinka leh xaddidaadda \"$1\" waxay u baahan yihiin halbeegga \"$2\".",
	"wbqc-violation-message-parameters-needed-3": "Sifooyinka leh xaddidaadda \"$1\" waxay u baahan yihiin halbeegyada \"$2\", \"$3\", iyo \"$4\".",
	"wbqc-violation-message-target-entity-must-exist": "Hay'adda bartilmaameedka ahi waa inay jirtaa.",
	"wbqc-violation-message-value-entity-must-exist": "Hay'adda qiimuhu waa inay jirtaa.",
	"wbqc-violation-message-parameter-value": "Halbeegga \"$1\" waa inuu lahaadaa qiime gaar ah, mana noqon karo \"qiime la'aan\" ama \"qiime aan la garanayn\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-value-or-novalue": "Halbeegga \"$1\" waa inuu lahaadaa qiime gaar ah ama \"qiime la'aan\", laakiin marna ma noqon karo \"qiime aan la garanayn\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-entity": "Qiimaha halbeegga \"$1\" waa inuu noqdaa hay'ad, mana noqon karo \"$2\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-item": "Qiimaha halbeegga \"$1\" waa inuu noqdaa walax, mana noqon karo \"$2\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-property": "Qiimaha halbeegga \"$1\" waa inuu noqdaa sifo, mana noqon karo \"$2\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-string": "Qiimaha halbeegga \"$1\" waa inuu noqdaa xarfo, mana noqon karo \"$2\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-monolingualtext": "Qiimaha halbeegga \"$1\" waa inuu noqdaa qoraal hal luuqadle ah, mana noqon karo \"$2\".",
	"wbqc-violation-message-parameter-single": "Halbeegga \"$1\" waa inuu lahaadaa hal qiime oo keliya.",
	"wbqc-violation-message-parameter-single-per-language": "Halbeegga \"$1\" waa inuu lahaadaa hal qiime oo keliya luqad kasta, laakiin wuxuu leeyahay qiimayaal badan oo loogu talagalay $2 ($3).",
	"wbqc-violation-message-parameter-oneof": "Halbeegga \"$1\" waa inuu noqdaa {{PLURAL:$2|1=$4.|2=midkood $4 ama $5.|mid ka mid ah kuwan soo socda:$3}}",
	"wbqc-violation-message-parameter-regex": "$1 ma aha muujinta joogtada ah sax ah.",
	"wbqc-violation-message-sparql-error": "Weydiinta SPARQL waxay keentay qalad.",
	"wbqc-violation-message-parameters-error-unknown": "Halbeegyada xannibaaddan lama soo dejin karin.",
	"wbqc-violation-message-parameters-error-toolong": "Halbeegyada xannibaaddan lama soo dejin karin sababtoo ah aad bay u dheeraayeen.",
	"wbqc-violation-message-invalid-scope": "$1 ma aha baaxad sax ah oo loogu talagalay nooca xannibaadda $2; {{PLURAL:$3|1=baaxadda kaliya ee saxda ah ee noocan xadidaada ah waa $5.|2=baaxadaha saxda ahi waa $5 iyo $6.|baaxadaha saxda ahi waa: $4}}",
	"wbqc-violation-message-commons-link-no-existent": "Xiriirka Commons waa inuu jiraa.",
	"wbqc-violation-message-commons-link-not-well-formed": "Xiriirka Commons waa inuu ahaadaa mid si sax ah loo sameeyay.",
	"wbqc-violation-message-commons-link-check-for-namespace-not-yet-implemented": "Hubinta meel magaca \"$1\" weli lama hirgelin.",
	"wbqc-violation-message-conflicts-with-property": "Hay'ad waa inaysan lahaan bayaanno labadaba $1 iyo $2.",
	"wbqc-violation-message-conflicts-with-claim": "Hay'ad waa inaysan lahaan bayaanka $1 haddii ay sidoo kale leedahay bayaanka $2 oo leh qiimaha $3.",
	"wbqc-violation-message-contemporary-subject-earlier": "Hay'adaha $1 iyo $3 waa inay isku waqti ahaadaan si loogu xiro $2, laakiin qiimaha dhammaadka ugu dambeeya ee $1 waa $4, halka qiimaha bilowga ugu horreeya ee $3 uu yahay $5.",
	"wbqc-violation-message-contemporary-value-earlier": "Hay'adaha $1 iyo $3 waa inay isku waqti ahaadaan si loogu xiro $2, laakiin qiimaha dhammaadka ugu dambeeya ee $3 waa $4, halka qiimaha bilowga ugu horreeya ee $1 uu yahay $5.",
	"wbqc-violation-message-diff-within-range": "Farqiga u dhexeeya $3 ($4) iyo $1 ($2) waa inuu u dhexeeyaa $5 iyo $6.",
	"wbqc-violation-message-diff-within-range-leftopen": "Farqiga u dhexeeya $3 ($4) iyo $1 ($2) waa inuusan ka badnaan $5.",
	"wbqc-violation-message-diff-within-range-rightopen": "Farqiga u dhexeeya $3 ($4) iyo $1 ($2) waa inuusan ka yaraan $5.",
	"wbqc-violation-message-diff-within-range-must-have-equal-types": "Sifada lagu qeexay halbeegyada waa inay lahaataa qiime leh isla nooca xogta ay leedahay sifadani.",
	"wbqc-violation-message-format": "Qiimaha $1 ($2) waa inuu waafaqaa regex-ka $3.",
	"wbqc-violation-message-format-clarification": "Qiimaha $1 ($2) waa inuu waafaqaa \"$4\" (regex: $3).",
	"wbqc-violation-message-inverse": "$1 waa inuu sidoo kale lahaadaa bayaanka ka soo horjeeda $2 $3.",
	"wbqc-violation-message-item": "Hay'ad leh $1 waa inay sidoo kale lahaataa {{PLURAL:$3|0=bayaan $2.|1=bayaan $2 $5.|bayaan loogu talagalay $2 oo leh mid ka mid ah qiimayaasha soo socda:$4}}",
	"wbqc-violation-message-mandatory-qualifier": "Bayaankan $1 waxaa ka maqan qeexaha $2.",
	"wbqc-violation-message-multi-value": "Sifadan waa inay ka koobnaataa qiimayaal badan.",
	"wbqc-violation-message-multi-value-separators": "Sifadan waa inay ka koobnaataa qiimayaal badan oo leh isla {{PLURAL:$2|1=qeexaha $4.|kooxda qeexayaasha ee sifahan: $3}}",
	"wbqc-violation-message-one-of": "Qiimaha $1 waa inuu noqdaa {{PLURAL:$2|1=$4.|2=midkood $4 ama $5.|mid ka mid ah kuwan soo socda:$3}}",
	"wbqc-violation-message-qualifier": "Sifadan waa in loo isticmaalaa oo keliya sida qeexe.",
	"wbqc-violation-message-no-qualifiers": "Bayaannada $1 waa inaysan lahayn wax qeexayaal ah.",
	"wbqc-violation-message-qualifiers": "$2 ma aha qeexe sax ah oo loogu talagalay $1 – {{PLURAL:$3|1=qeexaha kaliya ee saxda ahi waa $5.|2=qeexayaasha saxda ahi waa $5 iyo $6.|qeexayaasha saxda ahi waa:$4}}",
	"wbqc-violation-message-range-parameters-needed": "Sifooyinka leh qiimayaal nooca \"$1\" ah ee leh xadidaada \"$4\" waxay u baahan yihiin halbeegyada \"$2\" iyo \"$3\".",
	"wbqc-violation-message-range-parameters-one-year": "Labada dhammaadka ee kala duwanaanshaha waqti-halbeegga waa inay labaduba lahaadaan halbeegga \"sannad\" ama midna uusan lahayn, sababtoo ah sannadaha looma beddeli karo ilbiriqsiyo si aan khasaaro lahayn.",
	"wbqc-violation-message-range-parameters-same": "Barta bilowga ($1) iyo barta dhammaadka ($2) ee kala-duwanaanshaha waa inaysan isku mid noqon.",
	"wbqc-violation-message-range-quantity-closed": "Qiimaha $1 ($2) waa inuu u dhexeeyaa $3 iyo $4.",
	"wbqc-violation-message-range-quantity-leftopen": "Qiimaha $1 ($2) waa inuusan ka badnaan $3.",
	"wbqc-violation-message-range-quantity-rightopen": "Qiimaha $1 ($2) waa inuusan ka yaraan $3.",
	"wbqc-violation-message-range-time-closed": "Qiimaha $1 ($2) waa inuu u dhexeeyaa $3 iyo $4.",
	"wbqc-violation-message-range-time-closed-leftnow": "Qiimaha $1 ($2) waa inuu ku jiraa mustaqbalka, laakiin uusan ka dambayn $3.",
	"wbqc-violation-message-range-time-closed-rightnow": "Qiimaha $1 ($2) waa inuu ku jiraa waqti hore, laakiin uusan ka horreyn $3.",
	"wbqc-violation-message-range-time-leftopen": "Qiimaha $1 ($2) waa inuusan ka dambayn $3.",
	"wbqc-violation-message-range-time-leftopen-rightnow": "Qiimaha $1 ($2) waa inuusan ku jirin mustaqbalka.",
	"wbqc-violation-message-range-time-rightopen": "Qiimaha $1 ($2) waa inuusan ka horreyn $3.",
	"wbqc-violation-message-range-time-rightopen-leftnow": "Qiimaha $1 ($2) waa inuusan ku jirin waqti hore.",
	"wbqc-violation-message-single-value": "Sifadan waa inay ka koobnaataa hal qiime oo keliya.",
	"wbqc-violation-message-single-value-separators": "Sifadan waa inay lahaataa hal qiime oo keliya oo leh isla {{PLURAL:$2|1=qeexaha $4.|kooxda qeexayaasha ee sifahan: $3}}",
	"wbqc-violation-message-single-best-value-no-preferred": "Sifadan waa inay ka koobnaataa hal qiime oo \"ugu wanaagsan\" ah. Qiimayaasha hadda jira ee badan, midkood waa in lagu calaamadeeyaa darajada \"la doorbiday\".",
	"wbqc-violation-message-single-best-value-no-preferred-separators": "Sifadan waa inay ka koobnaataa hal qiime oo \"ugu wanaagsan\" ah oo leh isla {{PLURAL:$2|1=qeexaha $4.|kooxda qeexayaasha ee sifahan: $3}}. Qiimayaasha hadda jira ee badan, midkood waa in lagu calaamadeeyaa darajada \"la doorbiday\".",
	"wbqc-violation-message-single-best-value-multi-preferred": "Sifadan waa inay ka koobnaataa hal qiime oo \"ugu wanaagsan\" ah. Waa inaysan jirin wax ka badan hal qiime oo leh darajada \"la doorbiday\".",
	"wbqc-violation-message-single-best-value-multi-preferred-separators": "Sifadan waa inay ka koobnaataa hal qiime oo \"ugu wanaagsan\" ah oo leh isla {{PLURAL:$2|1=qeexaha $4.|kooxda qeexayaasha ee sifahan: $3}}. Waa inaysan jirin wax ka badan hal qiime oo leh darajada \"la doorbiday\".",
	"wbqc-violation-message-symmetric": "$1 waa inuu sidoo kale lahaadaa bayaanka isu-dhigma ee summadaysan $2 $3.",
	"wbqc-violation-message-type-instance": "Hay'adaha isticmaalaya sifada $1 waa inay noqdaan tusaalooyin ka tirsan {{PLURAL:$3|1=$5|2=$5 ama $6|mid ka mid ah fasalladan soo socda}} (ama {{PLURAL:$3|1=hoosaad ka tirsan|2=hoosaadyo ka tirsan|mid ka mid ah hoosaadyadooda}}), laakiin $2 hadda {{PLURAL:$3|1=ma aha.|2=ma aha.|ma aha: $4}}",
	"wbqc-violation-message-type-subclass": "Hay'adaha isticmaalaya sifada $1 waa inay noqdaan hoosaadyo ka tirsan {{PLURAL:$3|1=$5|2=$5 ama $6|mid ka mid ah fasalladan soo socda}} (ama {{PLURAL:$3|1=hoosaad ka tirsan|2=hoosaad ka tirsan|mid ka mid ah hoosaadyadooda}}), laakiin $2 hadda {{PLURAL:$3|1=ma aha.|2=ma aha.|ma aha: $4}}",
	"wbqc-violation-message-type-instanceOrSubclass": "Hay'adaha isticmaalaya sifada $1 waa inay noqdaan tusaalooyin ama hoosaadyo ka tirsan {{PLURAL:$3|1=$5|2=$5 ama $6|mid ka mid ah fasalladan soo socda}} (ama {{PLURAL:$3|1=hoosaad ka tirsan|2=hoosaadyo ka tirsan|mid ka mid ah hoosaadyadooda}}), laakiin $2 hadda {{PLURAL:$3|1=ma aha.|2=ma aha.|ma aha: $4}}",
	"wbqc-violation-message-valueType-instance": "Qiimayaasha bayaannada $1 waa inay noqdaan tusaalooyin ka tirsan {{PLURAL:$3|1=$5|2=$5 ama $6|mid ka mid ah fasalladan soo socda}} (ama {{PLURAL:$3|1=hoosaad ka tirsan|2=hoosaadyo ka tirsan|mid ka mid ah hoosaadyadooda}}), laakiin $2 hadda {{PLURAL:$3|1=ma aha.|2=ma aha.|ma aha: $4}}",
	"wbqc-violation-message-valueType-subclass": "Qiimayaasha bayaannada $1 waa inay noqdaan hoosaadyo ka tirsan {{PLURAL:$3|1=$5|2=$5 ama $6|mid ka mid ah fasalladan soo socda}} (ama {{PLURAL:$3|1=hoosaad ka tirsan|2=hoosaadyo ka tirsan|mid ka mid ah hoosaadyadooda}}), laakiin $2 hadda {{PLURAL:$3|1=ma aha.|2=ma aha.|ma aha: $4}}",
	"wbqc-violation-message-valueType-instanceOrSubclass": "Qiimayaasha bayaannada $1 waa inay noqdaan tusaalooyin ama hoosaadyo ka tirsan {{PLURAL:$3|1=$5|2=$5 ama $6|mid ka mid ah fasalladan soo socda}} (ama {{PLURAL:$3|1=hoosaad ka tirsan|2=hoosaadyo ka tirsan|mid ka mid ah hoosaadyadooda}}), laakiin $2 hadda {{PLURAL:$3|1=ma aha.|2=ma aha.|ma aha: $4}}",
	"wbqc-violation-message-target-required-claim": "$1 waa inuu lahaadaa {{PLURAL:$3|0=bayaan $2.|1=bayaan $2 $5.|bayaan loogu talagalay $2 oo leh mid ka mid ah qiimayaasha soo socda:$4}}",
	"wbqc-violation-message-unique-value": "Qiimaha sifadan waa inuusan ku jirin wax walax kale ah, laakiin sidoo kale wuxuu ku jiraa {{PLURAL:$1|1=$3.|2=$3 iyo $4.|walxahan soo socda: $2}}",
	"wbqc-violation-message-valueOnly": "Sifadan waa in loo isticmaalo oo keliya qiimaha ugu weyn ee bayaanka, ee looma isticmaali karo qeexayaal ama tixraacyo.",
	"wbqc-violation-message-reference": "Sifadan waa in loo isticmaalo oo keliya tixraacyada, ee looma isticmaali karo qiimaha ugu weyn ee bayaanka ama qeexaha.",
	"wbqc-violation-message-noBounds": "Qiimayaasha $1 waa inaysan lahayn wax xuduudo ah.",
	"wbqc-violation-message-units-none": "Qiimaha $1 waa inuusan lahayn halbeeg.",
	"wbqc-violation-message-units": "Qiimaha $1 waa inuu lahaadaa {{PLURAL:$2|1=halbeegga $4.|2=halbeegga $4 ama $5.|mid ka mid ah halbeegyada soo socda: $3}}",
	"wbqc-violation-message-units-or-none": "Qiimaha $1 waa inuu lahaadaa {{PLURAL:$2|1=halbeegga $4|2=halbeegga $4 ama $5|mid ka mid ah halbeegyada soo socda}} ama uu noqdaa {{PLURAL:$2|1=aan lahayn halbeeg.|2=aan lahayn halbeeg.|aan lahayn halbeeg: $3}}",
	"wbqc-violation-message-entityType": "Sifada $1 waa inaan loo isticmaalin noocan hay'adda ah, nooca {{PLURAL:$2|1=hay'adda saxda ahi waa $4.|2=noocyada hay'adaha saxda ahi waa $4 iyo $5.|noocyada hay'adaha saxda ahi waa: $3}}",
	"wbqc-violation-message-none-of": "Qiimaha $1 waa inuusan noqon {{PLURAL:$2|1=$4.|2=midkood $4 ama $5.|mid ka mid ah kuwan soo socda:$3}}",
	"wbqc-violation-message-integer": "Qiimayaasha $1 waa inay noqdaan tirooyin dhan, laakiin $2 wuxuu leeyahay qayb jajab ah.",
	"wbqc-violation-message-integer-bounds": "Qiimayaasha $1 waa inay noqdaan tirooyin dhan, laakiin xuduudaha $2 waxay leeyihiin qayb jajab ah.",
	"wbqc-violation-message-citationNeeded": "Bayaannada $1 waa inay lahaadaan ugu yaraan hal tixraac.",
	"wbqc-violation-message-language": "Bayaannada $1 waa inay ku koobnaadaan erayada Lexeme oo keliya kuwa leh luqadda loo dejiyay {{PLURAL:$2|1=$4.|2=midkood $4 ama $5.|mid ka mid ah kuwan soo socda: $3}}",
	"wbqc-violation-message-label-lacking": "Hay'adaha leh bayaannada $1 waa inay sidoo kale lahaadaan summad ugu yaraan ku qoran {{PLURAL:$2|1=luuqadda $4.|mid ka mid ah luqadaha soo socda: $3}}",
	"wbqc-violation-message-property-scope": "Sifada $1 waa inaan lagu isticmaalin goobtan ($2). Meesha {{PLURAL:$3|1=meesha saxda ah|2=meelaha saxda ah}} ee sifadan {{PLURAL:$3|1=waa $5.|2=waa: $4}}",
	"wbqc-violation-message-exception": "Hay'addan waxaa loo aqoonsaday inay tahay ka reebitaan la og yahay oo ku saabsan xadiidada, waxaana loo calaamadeeyay sidaas.",
	"right-wbqc-check-constraints": "Samee hubinta xadidaada ee hay'adaha",
	"action-wbqc-check-constraints": "Samee hubinta xadidaada ee hay'adaha",
	"right-wbqc-check-constraints-uncached": "Isticmaal Special:ConstraintReport si aad u samayso hubinta xadidaada ee hay'adaha",
	"action-wbqc-check-constraints-uncached": "Isticmaal Special:ConstraintReport si aad u samayso hubinta xadidaada ee hay'adaha"
}
